Marxuumad Shukri Maxamed Warsame

Dhamaan dadka hoos ku qorani oo kala joogga Yurub, Mareykan iyo dalkii waxay tacsi u dirayaan Reer maxamed Cabdi Geeridii naxdinta laheyd ee ku timi Hooyo marxuumad Shukri Maxamed Warsame oo saaka ku geeriyootay Magaaladda Addis-ababa.
Safiya Maxamed Cabdi & Odeygeeda Axmed Heybe Nuur(Axmed sayid).
Ayaan Maxamed Cabdi & odeygeeda.
Samsam Maxamed Cabdi & caruurteeda.
Nuur maxamed Cabdi iyo & Xaaskiisa.
Cabdillaahi Maxamed Cabdi & xaaskiisa.
Siciid Maxamed Cabdi .
Cabdillahi Saleebaan Bidde & xaaskiisa.
Axmed Cawad Ismaaciil & xaaskiisa.
Cabdirisaaq Cismaan Fadal & xaaskiisa.
Maxamed Maxamuud aaden “Liilan” & xaaskiisa.
Axmed Maxamed Caynaan.
Caaqil Xasan Nuur haybe Nuur.
Ibraahin Foodcade.
Jamiila Maxamed Warsame & odeygeeda
Waxay leeyihiin samir iyo Iimaan Marxuumadana Ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo.
Aamiin! Aamiin!
March 27, 2008 at 5:21 pm
inaa li laa hi wainaa il.aly hi ra jicuun
WALAALAYAAAAAAAAAAAL DHAMAAN TEEN WAXA NU LEE NAHAY ALHAU NA XA RII STO MARXUN KAAS JANADANA ALAHA KL AWA LAA BIYO IIN SHA ALAA HU