Flickr

Posted in Uncategorized on April 16, 2008 by Abdirisak Fadal

This is a test post from flickr, a fancy photo sharing thing.

Marxuumad Shukri Maxamed Warsame

Posted in Tacsi on February 16, 2008 by Abdirisak Fadal

Dhamaan dadka hoos ku qorani oo kala joogga Yurub, Mareykan iyo dalkii waxay tacsi u dirayaan Reer maxamed Cabdi Geeridii naxdinta laheyd ee ku timi Hooyo marxuumad Shukri Maxamed Warsame oo saaka ku geeriyootay Magaaladda Addis-ababa.

Safiya Maxamed Cabdi & Odeygeeda Axmed Heybe Nuur(Axmed sayid).
Ayaan Maxamed Cabdi & odeygeeda.
Samsam Maxamed Cabdi & caruurteeda.
Nuur maxamed Cabdi iyo & Xaaskiisa.
Cabdillaahi Maxamed Cabdi & xaaskiisa.
Siciid Maxamed Cabdi .
Cabdillahi Saleebaan Bidde & xaaskiisa.
Axmed Cawad Ismaaciil & xaaskiisa.
Cabdirisaaq Cismaan Fadal & xaaskiisa.
Maxamed Maxamuud aaden “Liilan” & xaaskiisa.
Axmed Maxamed Caynaan.
Caaqil Xasan Nuur haybe Nuur.
Ibraahin Foodcade.
Jamiila Maxamed Warsame & odeygeeda
Waxay leeyihiin samir iyo Iimaan Marxuumadana Ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo.

Aamiin! Aamiin!